3 BUUG OO RUUXDA U FIICAN
Buugaagta nafla-hadalka waa buugaag muhiim u ah ruuxdeena, shaqsiyan aadbaan uga helaa buugaagta ruuxda la hadla e dajiya xaalad kacsan
Nolosha
Si aad ufahanto nolosha waxay tahay waxaad ubaahantahay inaad booqato 3 meelood:1. Isbitaaladda2. Xabsiyadda3. Qabriga • Isbitaaladda waxaad ku ogaaneysaa
Cashirka ugu weyn e aan ilaa hadda bartay sanadkan 2024
2024 wuxu iiyahay sanad cajiib ah weli ma idlaan laakiin markaa dib ufiiriyo waa sanad ay waxbadan iihirgeleen, waxna aan
Aqri haddii aad Niyad-Jab dareemeyso.
Noloshu ma dhamaan markuu go’aansaday inuu tago qofka keliya ee aan rabay inaan la qaato cimrigeyga, Noloshu ma dhamaanin markaan
Waa Maxay Qorshahaaga Mustaqbalka…
Waa maxay qorshaha aad leedahay 5 sanno kadib?, Haddii suaashan lagu weydiin lahaa hadda maxaad ku jawaabi laheyd. Waxa jirta
Sameyso Maskax labaad.
Waxaa la dhahaa adduunku wuxu gaaray waqti aan hal saac aan ku heli karno macluumaad ka badan inta ay ku
Waa maxay Journaling, sideena loo bilaabaa?
Journaling ama qoraal maalmeed waa qoraal aad sameyneysid maalin walba ama waqtiyo qorsheysan, waxay noqon kartaa maalinkii hal mar ama
Hal khalad aan sameyno markaa caado xun jareyno.
Mid kamid ah go’aanadda ugu fiican uguna adag fulintooda waa markii aan iska jareyno caado xun, si aan nolosha horumar
Dareen
Dareen…Aqbal inaad fashilantay.Dareen qalbi jabka inaad weyday qofkaagii ama noqon weyday qofka aad rabto,Dareen oo aqbal guuldaradda.Ogow markii aad dareentid
Sidee ubilaabi kartaa akhrinta buugaagta?
Akhriska waa mid ka mid ah caadooyinka ugu fiican ee aad baran karto ama joogteyn karto, waxa uu kaa caawin
5 Caado oo aad ku bilaabi karto maalintaadda.
Subixii waa waqtiga ugu fiican ee aad waxbadan qabsan karto maskaxdaadu waa ay degantahay waxay heysataa nasasho ku filan hadii
3 cashir oo muhiim ah oo laga baran karo buuga Atomic habits
Buuga “atomic habits” waxa qoray James Clear waxa uu ka hadlayaa muhiimadda ay leedahay caadooyinka yaryar iyo saameynta ay nolosheena
Aqbal
Aqbal waxyaabaha aad ku guuldareysato, kabaro cashiro.uxero sidii bilad waa mid ka mid ah qibradahaaga e.Haddii aadan guuldareysan ama wax
Sir aad kor ugu qaadi karto kalsoonidda naftaadda.
Sidee kor ugu qaadi karaa kalsoonidda nafteyda?waa suaal muhiim ah oo qof walbo jecel naftiisa isweydiin karo markii uu arko
Waa maxay Jaceyl,Haddaanu ciqaab aheyn?
Waxaa kasoo wareegatay mudo kala tageeni welina nolosha lama qabsan la’aantii, waxaan isweydiiyaa waa maxay booska sidaa uweyn oo aysan